The Mosque of Islamic Solidarity was constructed in 1987 by Hamar Construction company with financial support from the Saudi Fahd bin Abdul Aziz Al Saud Foundation. It is the main mosque in Somalia's capital city, and an iconic building in Somali society Following the start of the civil war in the early 1990s, the masjid closed down. It was later reopened in 2006 by the Islamic Courts Union, which began raising funds from the business community for intended renovations of parts of the building In 2015, the Federal Government of Somalia completed formal refurbishments on the mosque's...
Read moreMasjidka Isbaheysiga waxa uu ka mid yahay masaajidda ugu caansan gudaha dalka, waxa uu ku yaallaa ka soo horjeedka xarunta golaha baarlamaanka ee degamada waa bari.
Isbaheysiga ayaa dhul ahaan waxa uu ku fadhiyaa dhul aad u baaxad weyn waxa ku dhex yaallo maktabad weyn iyo barxad weyn oo loogu talo galay in lagu baakinto baabuurta.
meesha uu ka dhisanyahay masjidkaan ayaa waxaa lagu sheegaa in ay ahaan jirtay qabuuro iyada oo markaas dowladdii dhexe ee Soomaaliya guddi u saartay in labur buriyo qabuura lagana dhiso masjidkaan oo loogu magac daray Isbaheysiga.
Masjidka Isbaheysiga ayaa hadda waxa uu la tartamayaa masaajidda kale ee caalamka marka laga fiiriyo sida uu u dhisanyahay iyo qaabka loo ilaaliyo nadaafaddiisa.
Masjidkaan ayaa waxa uu ka mid yahay goobaha taariikhiga ah oo uu leeyahay dalka isbaheysiga waxa uu leeyahy dad ku xiran oo jamaaco ah, kuwaas oo inta badan ku tukada salaadaha waxayna u badanyihiin mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya.
Isbaheysiga waxaa dib loo dayac tiray xilligii dowaddii Sheikh Shariif sheikh Axmed waxaana bixiyay lacagta lagu howlgaliyay dhismaha masjidka xildhibaanno ka tirsanaa dowladdii xilgaas jirtay iyo ganacsato Soomaaliyeed.
Masjidka isbaheysiga ma ahan goob cibaado oo kaliya, waxaa ku dhex yaallo dugsi qur’aan kaas oo laga barto culuumta la xiriirta diinta islaamka waxaana dhigta dugsigaan ubad fara badan oo Soomaaliyeed.
Dhanka kale masjidka waxaa ku dhexyaallo beero iyo jardiinno loogu talo galay in lagu nasto waxaana ka helaysaa inta aad dhex joogto jawi...
Read moreمسجد التضامن الإسلامي هو واحد من أبرز المعالم الدينية في الصومال، ويقع في العاصمة مقديشو. تم بناء المسجد في العام 1987 بتمويل من الحكومة السعودية، وهو يُعتبر واحدًا من أكبر وأهم المساجد في البلاد.
يتميز مسجد التضامن الإسلامي بتصميمه البارز والمعمار الجميل، حيث يتميز بقبة كبيرة ومآذن طويلة تضيء في السماء. يتسع المسجد لآلاف المصلين ويعتبر مكانًا هامًا للصلاة والعبادة في الصومال.
بالإضافة إلى دوره الديني، يشكل مسجد التضامن الإسلامي مركزًا للنشاطات الثقافية والاجتماعية في مقديشو، حيث يستخدم لإقامة المحاضرات والدروس الدينية والندوات والفعاليات الخيرية والاحتفالات الدينية والثقافية.
تعتبر زيارة مسجد التضامن الإسلامي فرصة للتعرف على العمارة الإسلامية في الصومال والمشاركة في الأنشطة الدينية والثقافية التي يستضيفها المسجد. يُعتبر المسجد رمزًا للوحدة والتضامن الإسلامي في الصومال، ويجذب الزوار من داخل البلاد وخارجها...
Read more